U bood dhigaalka

Xubno Aqalka Sare Ah Oo Ku Baaqay In Wax Laga Qabto Dhibaato Ay Ciidanka Kenya Ka Wadaan Jubbaland

Sheeko:Baarlamaanka

mudanayaal ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa dowladda federaalka ah usoo jeediyay in aan lagu fiirsan ciidanka Kenya dhibaatada ay ku hayaan shacabka ku dhaqan deegaannada Jubbaland.

Axmed Macallin Cumar Nadir iyo Axmed Cabdi Xafiid Bulsho oo kamid ah Senator-ada laga soo doortay Jubballand ayaa sheegay in muhiim ay tahay in lagula xisaabtamo tacaddiyada ay geystaan oo aysan jirin cid wax iska weydiisa.

Waxa ay shegeen in goobo badan oo ganacsi ay bur buriyeen iyadoo howlgallo aysan jirin taas oo xad gudub ku ah arimaha bini’aadannimada.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News