U bood dhigaalka

Xukuumadda Kheyre oo War Kasoo Saartay Doorasho Cusub oo Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Jubbaland Ah

Sheeko:Baarlamaanka

Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda federaalka ah ayaa maanta qoraal kasoo saartay doorasho cusub oo ka dhacda dowlad goboleedka Jubbaland.

 

Halkaan Ka Akhriso qoraalka wasaaradda

Goobjog News