U bood dhigaalka

Xukuumadda Rooble oo La Ansixiyey

Sheeko:Amniga

Waxaa goordhow la ansixiyey xukuumadda ra’isul wasaare Maxamed Rooble kadib markii la horgeeyey golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah.

Codeyn ka dhacday goobta waxaa xukuumadda ogolaaday 188 xildhibaan, oo ahaa xildhibaannadii maanta yuimid oo dhan.

Xukuumadda ayaa la filayaa iney ka shaqeyso doorashada, amniga iyo arrimo kale oo muhiim ah.

Goobjoog News