U bood dhigaalka

Yuusuf Daba-geed “Xildhibaannada Fursad Hasiiyaan Madaxweyne Waare”

Sheeko:Dalka

Siyaasi Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed ayaa ka hadlay khilaafka hadda ka dhex jira xildhibaannada Hirshabelle iyo sidoo kale madaxweynaha maamulkaasi Maxamed Cabdi Waare.

Waxa uu sheegay Dabageed in muhiim ay tahay fursad in la siiyo madaxaweyne Waare, islamarkaana la joojiyo waxyaabaha carqalad u keeni kara maamulka Hirshabelle.

Daba-geed ayaa sheegay in xilligan aanu jirin mooshin laga gudbiyey madaxweyne Waare, balse ay jiraan xildhibaanno dhaliil wada.

Xilligan ayuu sheegay in mooshin aanu u baahneen Hirshabelle, cid walba oo xil dooneysana ay sugto mudada u harsan madaxweyne Waare.

Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News