Dhageyso Barnaamij wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM
Sheeko:War
Barnaamij Wareedka Subaxnimo ee Goobjoog FM waxaa saaka (20/08/2014) diiradda lagu saaray:
1-Ra’isulwasaaraha Xukuumada Federaaalka Somaaliya oo Magaalada Addis Ababa kaga qayb galaya shir looga hadlayo Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan Dalalka Gobolka.
2-Guddoomiyaha Degmada Xudur oo sheegay in ay ku guulaysteen furida wadooyin ay u xirnaayeen sida uu yiri rag ka tirsan xarakada Al-Shabaab.
3-Xildhibaan Cabdullaahi Yuusuf Cali oo sheegay in ay bilaabeen dadaallo gurmad lagu gaarsiimayo dadka abaaruhu ay ku haystaan gobolada dhexe ee Dalka.
iyo qodobo kale oo ay ka mid yihiin
- Dooda
- Dhaqaalaha
- Xikmada Dhagaystaha
- Wakaaladaha iyo Wargeysyada waxa ay ka qoreen Arimaha Soomaaliya
- Aarada Dhagaystiyaasha