
Xilli dhowaan dayactir lagu sameeyay isbitaalka guud ee degmada Caabudwaaq ayaa waxaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay ka howl galaan howl wadeeno cusub oo dhanka caafimaadka ah.
Waxaa saaka imtixaan u fariistay arday kor u dhaafaysa 300 oo baratay caafimaadka kuwaasi oo u tartamaya shaqooyin ka soo baxay Isbitaalka guud ee Caabudwaaq.
Madaxa arimaha bulshada ee maamulka degmadaasi Khaliif Cabdisamad Cali ayaa sheegay in maanta uu imtixaanku bilaabanayo kaasi oo lagu kala saarayo ardaydan oo looga baahanyahay ilaa 150 ruux oo shaqaale ah.



From the comments