Goobjoog

Malala Yousufzai oo ku guuleysatay Bilada Nobel Peace Price

Gabadha u dhalatay dalka Pakistan ee Malal Yousufzai oo ah qof u dooda waxbarashada gabdhaha iyo Nin u dhashay dalka India oo lagu magacaabo Kalaash Satiya ayaa si wadajir ah sanadkan…

Bidix:Malala Yousfzai  iyo Kalaash Satiya
Bidix:Malala Yousfzai iyo Kalaash Satiya

Gabadha u dhalatay dalka Pakistan ee Malal Yousufzai oo ah qof u dooda waxbarashada gabdhaha iyo Nin u dhashay dalka India oo lagu magacaabo Kalaash Satiya ayaa si wadajir ah sanadkan ugu guuleystay billada nabada ee caanka ah ee [Nobel Peace Price].

Malala oo 17 jir ah waa qofkii ugu d’a yaraa ee abaalgudkan la guddoonsiiyo.

Taalibaan ayaa madaxa ka toogtay sanadii 2012-ka iyadoo u ololeyneysay waxbarsahada gabdhaha.
Labadan qof ayaa kasoo kala jeeda dalalka jaarka ah ee Pakistan iyo India, waxaana lagu dhawaaqay biladan maanta oo Jimce ah.

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments