U bood dhigaalka

Guddoonka Baarlamaanka Oo Qaraar Kasoo Saaray Shirarkii Uu Baarlamaanka Ka Yeeshay Ammaanka (Muuqaal)

Maarso 12, 2016

Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray qaraar ku saabsan natiijada shirarkii albaabada u xirnaayeen ee uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka yeeshay ammaanka dhammaadka Kalfadhigii 7aad.xiligaasi oo ay Baarlamaanka hor yimaadeen mas’uuliyiinta iyo saraakiisha ammaanka oo uu hogaaminayey Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.

Qaraarkan oo uu Warbaahinta u akhriyey ku simaha Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad hoos ka Akhriso:-

001

002

Hoos ka daawo Muuqaalka 

—-DHAMMAAD—-

Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Guddoonka Baarlamaanka