Musharrxa Donald Trump ayaa diiday ballanqaadida inuu aqbalayo natiijada ka soo baxdo doorashada bisha soo socota ka dhaceyso Mareykanka, xilli uu xalay dood kulul; la yeeshay Hillary Cilinton .
Mr trump ayaa ku celceliyey eedeyntiisa aheyd in nidaamka madaxtinimada Mareykanka looga shubtay , waxaana uu sheegay in uu arki doono sida ay waxa u dhacaan uuna qiimeyn doono sida ay u dhaceyso doorashada madaxtinimo ee mareykanka .
Ms Clinton ayaa sheegaty in ay ka argagaxday in musharraxa madaxtinimo ee Mareykanka ah uu feker noocaasia ah uu qabo waxaana Trump ku dhaleeeysy in uu hoos u dhigay dimuqaraadiyadda mareykanka.




From the comments