Goobjoog

Dibad-Baxayaal Dalbaday In Ay Is Casisho Madaxweyne Park

Dibad-Baxayaal ilaa 12,000 gaaraya ayaa ku dibad baxay madaxweynaha Koofurta Kuuriya Park sida ay sheegtay wakaaladda wararka Yonhap news agency. Madaxweynaha Koofurta Kuuriya ayaa lagu eedeeyay in Dukumenti muhiim ah…

Dibad-Baxayaal Dalbaday In Ay Is Casisho Madaxweyne Park
South Korean President Park Geun-hye speaks during her New Year’s press conference at the presidential Blue House in Seoul, South Korea, on Monday, Jan. 6, 2014. Park called for resuming reunions of families separated by the Korean War in the early 1950s. (AP Photo/Jung Yeon-je, Pool)

Dibad-Baxayaal ilaa 12,000 gaaraya ayaa ku dibad baxay madaxweynaha Koofurta Kuuriya Park sida ay sheegtay wakaaladda wararka Yonhap news agency.
Madaxweynaha Koofurta Kuuriya ayaa lagu eedeeyay in Dukumenti muhiim ah ay u gudbiyay qof saxiibkiis ah, Choi Soon-sil, dowladda kama heyso wax xil ah.
Park Geun-hye ayaa jimcihii waxaa ay xilka ka qaaday 10 ka mid ah xogheyeyaashiisa.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments