Goobjoog

Fidel Castro, Madaxweynihii Hore Ee Cuba Oo Ku Geeriyooday Da’da 90-ka

Madaxweynihii hore ee dalka Cuba Fidel Castro ayaa waxaa uu ku geeriyooday dalka Cuba isagoo 90 jir ah kadib markii uu muddo xanuunsanaa, sidaa waxaa sheegay Teleshinka dalkaas. Fidel Castro…

Fidel Castro, Madaxweynihii Hore Ee Cuba Oo Ku Geeriyooday Da’da 90-ka

Madaxweynihii hore ee dalka Cuba Fidel Castro ayaa waxaa uu ku geeriyooday dalka Cuba isagoo 90 jir ah kadib markii uu muddo xanuunsanaa, sidaa waxaa sheegay Teleshinka dalkaas.

Fidel Castro waxaa uu dalkaasi ka taliyay muddi nus qarni ah ilaa markii dambe uu talada ku wareejiyay walaalkiisa 2008.

Bishii April ee sanadkan waxaa uu  Fidel Castro  xafladda xisbiga ka jeediyay hadalkiisii ugu dambeeyay.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments