Goobjoog

Eyga Waalan Ee Mareykanka Oo Noqonaya Wasiirka Gashaadhigga

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa Janaraal James Mattis u rashaxay in uu noqdo wasiirka arrimaha gashaadhigga. Janaraal James Mattis oo loogu yaaro Eyga Waalan waxaa uu horay…

Eyga Waalan Ee Mareykanka Oo Noqonaya Wasiirka Gashaadhigga

Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa Janaraal  James Mattis u rashaxay in uu noqdo wasiirka arrimaha gashaadhigga.

Janaraal  James Mattis oo loogu yaaro Eyga Waalan waxaa uu horay uga tirsanaa mariinis-ka tagay Ciraaq iyo Afgaanistaan, waxaana Trump ugu yeeray ninkii ugu wanaagsanaa jagadan.

Hadalkan waxaa uu Trump ka jeediyay hadal uu ka jeediyay Ohio, ninka la magacaabay waxaa uu aad u dhaliilsanaa Obama iyo siyaasadihiisa bariga dhexe gaar ahaan Iran.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments