Goobjoog

Jadwalka Doorasho ee Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray jadwalka doorasho ee guddoonka aqalka sare oo maalmaha soo aaddan lagu dooran doono magaalada Muqdisho. Kulan Aqalka Sare ee…

Jadwalka Doorasho ee Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Xubnaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray jadwalka doorasho ee guddoonka aqalka sare oo maalmaha soo aaddan lagu dooran doono magaalada Muqdisho.

Kulan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uu Maanta ku yeeshay xaruntiisa magaalada Muqdisho ayaa lagu doortay guddiga qabanqaabada doorashada guddoonka baarlmaana oo hab maamul goboleed lagu soo xulay.

Waxaa isla maanta la soo saaray jadwalka doorasho ee guddoonka Aqalka Sare oo u qornaa sida:

Untitled

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments