Maamulka cusub ee Washington ayaa la sheegay in uu qaadayo waddo ka duwan tii Obama kadib markii uu sheegay in hadafkiisa aanu aheyn in ay meesha ka saaraan Bashaar Al-Asad.
Safiirka Mareykanka ee Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in maalmulkooda aanu waqti isaga lumineyn xil ka qaadista Asad, sida ay sameyn jireen maamulkii iyaga ka horreeyay.
2015kii, Wasiirkii arrimaha dibadda John Kerry ayaa sheegay xilligaas in Asad ay tahay in meesha ka baxo, laakin arrintaas ayuu ku xiray in ay wada hadal ku imaanmeyso.




From the comments