Qarax ka dhacay waddanka Indonesia waxaa ku dhimatay 3 askari oo boolis ah, waxaana ku dhaawacantay in ka badan 10 qof .
Qaraxaan ayaa waxa uu ka dhacay meel bosteejo ah oo laga raaco baabuurta basaska ah ee ku taallo magaalada caasimadda ah ee Jakarta, qaraxaan ayaa waxaa fuliyay labo qof oo isa soo miidaamiyay.
Qaraxa ka dhacay Indonesia ilaa iyo hadda macada cidda sida rasmiga ah uga dambeysay, balse Indonesia ayaa xaalad deganaasho la’aan gashay ka dib markii ay Daacish ay ka geesteen xadgudubyo isdaba joog ah.




From the comments