Golaha shacabka ayaa maanta ansixiyay qaraar ka dhan ah g’aankii maxkamadda sare ee dalka ay gaartay May 16, 2017-ka kaas oo ahaa in lagu celiyo doorashada 8 kursi oo lagu muran sanaa, arrintaas oo sida dastuurka ku qoran dhalin doonta muran dastuuri ah.
8dda Kursi Ee ay Maxkamadda Laashay Waa Kuraasta:
- Cabdullahi Maxamed Adan Shaacir
- Maxamed Saciid Cabdullahi
- Maxamed Axmed Abdtidoon
- Nadif Aadan Isaaq
- Muna Khalif Sheekh Abu
- Cabdicasis Salax Carmaan
- Sharmarke Garaad Saleebaan Buraale
- Samra Ibrahim Cumar
Hadaba, go’aanka golaha shacabka ee ahh in natiijada doorashada 275-ta 2016-ka ay xalaal iyo kama dambeys tahay, isla markaana aan dib loogu celin doonin, waxaa ay su’aalo ka keeneysaa isku milanka awoodaha dowladda iyo in isku dhacaan hey’adaha dowladda.




From the comments