Ra’isul Wasaaraha Isra’il Binyamin Netanyahu ayaa lagu waramayaa in si sir ah ula kulmay wasiirka arrimaha dibadda ee Imaaraadka Carabta.
Sida ay qortay jariidadda afka dheer ee Haaretz, Labada nin waxaa ay ku kulmeen New York 2012-kii, Netanyahu iyo Sheikh Abdullah bin Zayed Al Nahyan ayaa waxaa uu dhex maray kulan horay loogu ballamay.
Kulanka waxaa dhanka Imaaraadka joogay Safiirka Imaaraadka ee Washington Yousef al-Otaiba isaga iyo Wasiirka Sheikh Abdullah bin Zayed waxaa ay ra’isul wasaaraha ku qaabileen Hotel




From the comments