Wasiirada arrimaha dibadda ee dowladaha sheegta inay la dagaalamaan argigixisada oo kala ah Sacuudiga, Imaaraadka, Baxreyn iyo Masar ayaa waxay kulan ku yeesheen magaalada New York xilli halkaasi uu ka socdo shrika jamciyadda guud ee qaramada midoobay.
Wasiiradan kulmay ayaa waxay hoosta ka xariiqeen in ay diyaar u yihiin inay xaliyaan dhibaatada siyaasadeed ee kala dhaxeysa dowladda Qatar.
Dowladahaan ayaa Qatar waxay ku xireen in ay ka soo jawaabto codsigii ka koobnaa 13 sharuudood iyo inay sidoo kale ka shaqeyso nabad gelyada qoomiyadda carbeed iyo tan gobolka.




From the comments