Maxkamadda Sare ee Nigeria ayaa xukunno xabsi ah oo gaaraya 3-31 sano ku riday 45 qof oo lagu eedeynayo inay ka tirsanyihiin kooxda Boko Haram.
Sida ay sheegayaan ilo dhanka sharciga ah, ku dhawaad 1,600 oo qof kuwaas oo lagu tuhmayo inay xiriir laleeyihiin kooxaha Boko Haram ee Nigeria.
Dadkaan ayaa 468 ka mid ah lagu waayay wax caddeyn ah,waxayna go’aansatay maxkamaddu in loo sameeyo dhaqan celin si ay ugu milmaan oo ay ula qabsadaan bulshada.




From the comments