Golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulankooda hadda socda waxaa ay ansixiyeen miisaaniyadda 2018-ka.
Kulanka waxaa soo xaadiray illaa 164 Xildhibaan, codeyntii la qaaday waxaa ogolaaday 162, 1 Xildhibaan ayaa diiday halka hal kale uu ka aamusay.
Miisaaniyadda 2018-ka, guud ahaan waa : US$ 274,630,191




From the comments