Goobjoog

Golaha Aqalka Sare Oo U Codeeyay In Madaxweynahu Saxiixo Miisaaniyadda 2018

Aqalka sare ayaa kulankiisa maanta ogolaaday in uu madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo saxiixo miisaaniyadda 2018-ka. Golaha aqalka sare ayaa u codeeyay in madaxweynuhu saxiixo miisaaniyadda qaranka 2018 iyada…

Golaha Aqalka Sare Oo U Codeeyay In Madaxweynahu Saxiixo Miisaaniyadda 2018
KODAK Digital Still Camera

Aqalka sare ayaa kulankiisa maanta ogolaaday in uu madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo saxiixo miisaaniyadda 2018-ka.

Golaha aqalka sare ayaa u codeeyay in madaxweynuhu saxiixo miisaaniyadda qaranka 2018 iyada oo la tixgelinayo xaaladda dalku uu marayo awgeed.

Dhammaan codadkii la qaaday waa ogolaadeen in kasta oo Xildhibaannada qaar ay weli dood ka qabeen hadana guddoonka codsigiisa ayey tixgeliyeen.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments