Aqalka Sare Oo Soo Saaray Qaraar Ku Saabsan Gabood-fallada Ciidamada Dowladda u Geystaan Muwaadiniinta Iyo Senatarada
Sheeko:Baarlamaanka
Golaha aqalka sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Oo Talaado ah soo saaray qaraar ku saabsan gabood-fallada ciidamada amniga u geysanayaan muwaadiniinta iyo Senatarada.
Halkaan hoose ka akhriso qaraarka: