Rag ku hubeysan bistoolado ayaa habeenkii xalay waxa ay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho ku dileen xildhibaan ka tirsan baarlamaanka maamulka K/galbeed.
Xildhibaan Ruqiyo Xasan Abshir oo ku sugneyd meel aan sidaasi uga fogeyn hoygeeda ayaa la xaqiijiyey in raggan hubeysan ay dhowr xabad ku dhufteen.
Goobjoogayaal ayaa inoo xaqiijiyey in dilka kadib ay goobta isaga baxsadeen raggii falkaasi ka damabeeyay.




From the comments