Ilo ku dhow guddiga wadaxaajoodka Badbaado ayaa Goobjoog News u sheegay in guddiga ay maanta la kulmeen madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ah Maxamed Cabdullahi Farmaajo.
Madaxweyne Farmaajo ayaa guddigan ka socda Badbaado ka dhageystay sida ay tahay in loo xalliyo khilaafka u dhaxeeyay golaha shacabka iyo xukuumadda.
Guddigan oo 7 qof ayaa matalada guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Xildhibaannada ku bahoobey “Badbaado”.




From the comments