Goobjoog

Labo Musharrax Oo Tanaasushay Iyo Wareegga Saddexaad Ee Doorashada Golaha Shacabka Oo La Billaabay

Musharraxiinta kala ay Xildhibaan Shariif Maxamed C/lla oo helay 19 cod wareeggii Koowaad ee doorashada iyo C/casiis Lafta Gareen oo isna helay 54 cod ayaa u sheegay xildhibaannada golaha shacabka…

Labo Musharrax Oo Tanaasushay Iyo Wareegga Saddexaad Ee Doorashada Golaha Shacabka Oo La Billaabay

Musharraxiinta kala ay Xildhibaan Shariif Maxamed C/lla oo helay 19 cod wareeggii Koowaad ee doorashada iyo C/casiis Lafta Gareen oo isna helay 54 cod ayaa u sheegay xildhibaannada golaha shacabka iney tanaasuleen.

Waxaa si toos ah loogu gubay codeynta wareegga Saddexaad ee doorashada guddoomiyaha golaha shacabka, waxaana codeynaya 266 xildhibaan.

Sida guddiga uu horey u sheegay, haddii wareegga Labaad ay tanaasulaan Musharraxiin, iskuna soo haraan Labo musharrax oo kaliya waxaa loo gudbayaa wareegga Saddexaad.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments