Golasha Shacabka ayaa maanta waxaa ay ka doodeen Hindise Sharciyeedka Howlgabka iyo xaqsiinta Ciidamada,kaasi oo maray aqrintii labaad.
Kulanka ay maanta yeesheen golaha Shacabka waxaa shir gudoominayey guddoomiyaha golaha Shacabka Maxmed Mursal waxaana diiradda lagu saaray kulanka ka doodista Hindise Sharciyeedka Howlgabka iyo xaqsiinta Ciidamada.
Golaha Shacabka markii uu ka dooday Sharcigaan waxaa aqriyey warsaxaafadedka laga soo saaray Sadiiq Warfaa oo ah xoghayaha guddiga difaaca ee Baarlamaanka.




From the comments