U bood dhigaalka

Aqal Sare Ee Baarlamaanka Federaalka Ah Oo Galay Fasaxa Bisha Radamaan

Maajo 31, 2018

Qoraal maanta  ka soo baxay golaha aqalka sare ee baarlamaanka 10aad ayaa lagu sheegay in golaha geli-doonno fasaxa Ramadaanka, isla markaana la hakin-doono shaqada.

Fasaxan oo ay marka hore go’aamiyeen guddiga joogtada ah ee aqalka sare waxaa uu bilaabanayaa 1da June 2018-19 June 2018.

Qoraal waxaa kale oo lagu xusay in fasaxa laga soo laaban-doonno 20ka Juune 2018, howlaha golahana ay dib u bilaaban-doonaan.

Halkan Ka Akhriso Qoraalka: