Waxaa si kordhaya cabashada laga qabayo amni darri baahsan oo xilligaan ku jirta wadada isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo.
Xildhibaan Khaasim Magoow Cabdalla ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu sheegay in wadadan lagu kufsaday todobaad gudahiis 11 gabdhood.
Waxa uu tilmaamay xildhibaanka in bil gudaheed la kufsaday 19 haween ah, kuwaasi oo uu sheegay iney la kulmeen ka xildhibaanno ahaan.




From the comments