Goobjoog

Itoobiya: Abiy Oo Addis Ababa Ku Soo Dhoweeyay Wafdi Ka Socda Eritrea

Wafdi ka socda dalka Eritrea ayaa ka soo degay garoonka Bole Airport ee Addis Ababa. Ra’iisulwasaare Abiy Axmed ayaa uga hortagay wafdiga garoonka isagoo si diiran u soo dhoweeyay .…

Itoobiya: Abiy Oo Addis Ababa Ku Soo Dhoweeyay Wafdi Ka Socda Eritrea

Wafdi ka socda dalka  Eritrea ayaa ka soo degay garoonka Bole Airport ee   Addis Ababa.

Ra’iisulwasaare Abiy Axmed ayaa uga hortagay wafdiga garoonka isagoo si diiran u soo dhoweeyay .

Tallaabadaan ayaa timid ka dib markii uu casuumaad horay ugu diray Abiy. Imaatinkaan waxay soo afjareysaa go’doomin labada dal ah oo socotay muddo dhan 20 sano.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments