Siyaasi Maxamed Xasan Nuur oo horay u soo noqday guddoomiyihii hore ee degmada kismaayo iyo Nabadoon Barre Salaad Axmed ayaa waxay ugu baaqeen dowladda Fedaraalka Soomaaliya in ay joojiso siyaasiyiinta ay guryahooda ku weerareyso.
Siyaasi Nuur ayaa tilmaamay in lagama maarmaan ay tahay in dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay ka fiirsato marka ay qaadeyso howlgallo ceynkaan oo kale ah.
Mar uu arrintaasi ka hadlayay waxaa uu yiri “ Aaad iyo aad ayaan uga xunnahay waxaa ay sameyneyso dowladda, waxaan arabnaa in dowladda ay naga qanciso oo ay jawaab naga siiso, haddeysan jawaab naga siinin waxaan u sheegeynaa in kalsoonidii aan kala laabadan doonno “.




From the comments