Cabdi Maxamuud Cumar(Iley) oo ahaa madaxweynihiin hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta xabsiga laga dhigay kadib markii laga kaxeeyay gurigiisa uu maalmahan ku xirnaa.
Telefeshinka Itoobiya(ETV) ayaa soo bandhigay Cabdi Iley oo ay kaxeynayaan ciidamada, waxaa kale oo muuqaalka ku jira qoryo.
Sida wararku sheegayaan Cabdi Iley ayaa lagu eedeeyay kicin iyo isku dir uu ka dhex waday qowmiyadaha Itoobiya.




From the comments