Goobjoog

Photo News: Qaraxii Degmada Howlwadaag

Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa sawirro dheeraad ah oo ku saabsan qarax xooggan oo barqanimadii maanta ka dhacay xarunta degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho. Qaraxan waxaa ku geeriyootey ugu…

Photo News: Qaraxii Degmada Howlwadaag

Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa sawirro dheeraad ah oo ku saabsan qarax xooggan oo barqanimadii maanta ka dhacay xarunta degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho.

Qaraxan waxaa ku geeriyootey ugu yaraan 3 Qof, iyadoo dhaawacuna intaasi ka badan yahay.

Halkaan hoose ka daawo sawirada:

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments