Goobjoog

Aqalka Sare Oo Qaadhacay Furitaankii Kalfadhiga 4aad Ee Baarlamaanka Federaalka

Aqalka Sare ee baarlamaanka 10aad ayaa qaadhacay ka qeyb-galka kulanka lagu furayey kalfadhiga 4aad ee baarlamaanka federaalka ah. Senatarro la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in aan aqalka sare aan…

Aqalka Sare Oo Qaadhacay Furitaankii Kalfadhiga 4aad Ee Baarlamaanka Federaalka

Aqalka Sare ee baarlamaanka 10aad ayaa qaadhacay ka qeyb-galka kulanka lagu furayey kalfadhiga 4aad ee baarlamaanka federaalka ah.

Senatarro la hadlay Goobjoog News ayaa sheegay in aan aqalka sare aan la furi-doonin maanta, oo furitaanka uu dib ugu dhacay maalinta berri ah.

Senatarrada ayaa ka gaabsaday inay nala wadaagaan faah-faahin intaasi dhaafsan.

Faah-faahinta kala soco, Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments