Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka ayaa Qiimeyn Ku Sameeyay Khasaarahii Ka Dhashay Weerarkii Xarunta Degmada Hodan.
Waxa ay sheegeen in guddoonka golaha shacabka usoo direy iney soo qiimeeyaan khasaarihii ka dhashay qaraxii shalay lagu weeraray xarunta degmada Hodan.
Xildhibaannada waxaa ay sheegeen in dowladda Federaalka looga baahanyahay in amniga shacabka ay wax badan ka qabato si loo yareeyo dhibatooyinka soo gaara.




From the comments