Shaqaale Dowladeed Oo Lagu Dilay Muqdisho
Sheeko:Arrimaha Amniga
Dabley hubeysan ayaa goordhow shaqaale dowladeed ku dishay xaafadda KPP ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.
Marxuum Cumar Xasan Ganey waxaa uu ka tirsanaa shaqaalaha wasaaradda qorsheynta ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya.
Wararka waxaa ay intaasi ku darayaan in raggii dilayna ay baxsadeen.
Faah-faahinta kala soco, Goobjoog News