Qoraal ka soo baxay aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lagu shaaciyay magacyada xubno guddiyo dhowr ah oo golaha Senate-ka ay u kala direen dowlad goboleedyada.
Guddoomiyaha aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa magacaabistani sameeyay iyadoo la doonayo in xal loogu helo khilaafka dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada.
Gollaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maalmo ka hor sheegay in ay xallinayaan khilaafka ka dhex aloosan labada dhinac.





From the comments