Dad ka carreysan dad shalay lagu diley degmada Kaxda ee gobolka Banaadir ayaa maanta ka dhacay xaafadaha ay ka kooban tahay degmadaasi.
Bashiir Caydiid oo ka mid ah dadka deegaanka ayaa u sheegay Goobjoog in dadkan ay kasoo horjeedeen dil shalay Labo qof oo mid ka ka mid ah horey uga tirsanaa ciidanka NISA midna shacab ahaa u geysteen ciidamo ka tirsan Booliiska oo howlgal waday.
Waxa uu sheegay in ciidanka ay dileen Labadan qof iyaga oo ku sheegay iney joogeen goob isbaaro ah.




From the comments