Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa saakay waxa ay howlgal ballaaran ka wadaan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Wariyaheenna Maxamed Ibraahim ayaa soo sheegaya in howlgalladan ay daba socdaa dilal 24 saac gudahood ka dhacay magaaladaasi.
Xalay ayaa rag hubeysan waxay magaaladaasi ku dileen sarkaal ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka, kaasi oo magaciisa loo soo gaabiyey Afweyne.




From the comments