Waxaa Goordhow lagu dhex dilay jaamacadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho gabar ardey aheyd oo ku jirtay fasalka, taas oo ah arrin cusub.
Aamina Xuseen Xasan, ayaa lagu dhex toogtay Jaamacadda Soomaaliya faraceeda xaafadda Baar-ubax halkaas oo ay dhigan jirtay kuliyadda shareecada.
Dabley bistoolado ku hubeysan ayaa u gudaha u gashay Jaamacadda kadib waxaa ay toogteen gabdhan.




From the comments