Goobjoog

Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Ka Doodaya Xeer-hoosaadkooda

Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho. Kulankooda maanta ayeey uga doodi doonaan xeer-hoosaadka golaha shacabka…

Xildhibaannada Golaha Shacabka Oo Ka Doodaya Xeer-hoosaadkooda

Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ay kulan ku yeeshaan magaalada Muqdisho.

Kulankooda maanta ayeey uga doodi doonaan xeer-hoosaadka golaha shacabka oo wax ka bedal lagu sameeyey, islamarkaana horey loogu qeybiyey.

Xildhibaannada ayaa ka doodi doona arrimaha xeer-hoosaadkan, iyadoo kulankana uu goor dhow furmi doono.

Ammaanka nawaaxiga xarunta golaha shacabka ayaa aad loo adkeeyey, waxaana gaadiidka shacabka loo diidayaa iney ka gudbaan wadada isku xirta Dabka iyo Sayidka.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments