Xildhibaannad golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayo xeer-hoosaadka golahan ku leh magaalada Muqdisho.
Kulankan maanta waxaa soo xaadirey 156 xildhibaan, waxaana shir guddoominayey guddoomiyaha golaha shacabka, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.
Xildhibaannada ayaa ka doodaya xeer-hoosaadka golaha shacabka oo wax ka bedal lagu sameeyey.




From the comments