Maanta oo Arbaco ah ayaa lagu wadaa in kulan ay magaalada Muqdisho ku yeeshaan kulankoodii caadiga ahaa, iyadoo maanta looga hadlayo sii wadista ka doodista heer-hoosaadka golaha shacabka.
Xildhibaannada ayaa sii wadan doona dooddooda la xiriirta xeer-hoosaadka, iyadoo xildhibaannada qaar oo hadlay sheegeen in qodobo badan ay kasoo horjeedaan.
Sidoo kale, xildhibaannada maanta hadli doona ayaa iyaguna ka aragti dhiibanaya qodobada muranka uu ka taagan yahay ee xeer-hoosaadka.




From the comments