Goobjoog

Dowladda Federaalka Oo Roobow Ka Hor Istaagtay Tartanka Madaxtinnimada K/Galbeed

Wasaaradda Amniga ee dowladda federaalka Somaaliys ayaa qoraal ay soo saartey ku Sheegtay in Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur aanu weli buuxin Shuruudihii looga qaadi lahaa Cunaqabataynta Caalamiga ah ee saarnayd,…

Dowladda Federaalka Oo Roobow Ka Hor Istaagtay Tartanka Madaxtinnimada K/Galbeed

Wasaaradda Amniga ee dowladda federaalka Somaaliys ayaa qoraal ay soo saartey ku  Sheegtay in Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur aanu weli buuxin Shuruudihii looga qaadi lahaa Cunaqabataynta Caalamiga ah ee saarnayd, taasina ay ka reebayso inuu isku soo sharaxo Madaxwayninimadda Koonfur Galbeed Somalia.

Rooboow ayaa Shalay ku dhawaaqay inuu u tartamayo Madaxwaynanimadda KGS.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments