Ganacsatada suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in amniga suuqaasi uu sii xumanayo.
Waxa ay sheegeen in aanay shaqeysan karin gelinka dambe, maadaama dadka kala hoyaadayaan, ragga wax dhacana ay xilliyadaasi ka faa’ideystaan.
Xaaji Cismaan oo ka mid ah ganacsatada suuqa Bakaaraha ayaa u sheegay Goobjoog News, in buracaddan ay qaadanayaan lacagaha iyo taleefannada gacanta.




From the comments