Goobjoog

Dhageyso: MW Gaas Oo Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Ammaan Ee Dalka

Madaxwaynaha Puntland, Cabdiweli Gaas, oo khudbad ka jeediyey furirtaankii shirka Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka, ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah. Madaxweynaha Dowladda Puntland wuxuu soo hadal qaaday amniga guud ee…

Dhageyso: MW Gaas Oo Walaac Ka Muujiyay Xaaladda Ammaan Ee Dalka

Madaxwaynaha Puntland, Cabdiweli Gaas, oo khudbad ka jeediyey furirtaankii shirka Iskaashiga dowlad goboleedyada dalka, ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah.

Madaxweynaha Dowladda Puntland wuxuu soo hadal qaaday amniga guud ee dalka, khilaafka Galmudug iyo arrinta federaalismka dalka.

DR Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa walaac ka muujiyay xaaladda ammaan ee Soomaaliya, isagoo dowladda ku eedeeyay in ay waxyaabo aan macno lahayn ay ku mashquulsan tahay.

HOOS KA DHAGEYSO:

 

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments