Madaxweynaha dowladda Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo khudbad ka jeedinayay shirka gollahooda Iskaashiga ee maanta ka furmay magaalo madaxda Puntland ayaa eedeymo culus u dhiteeyay madaxda ugu sarreeysa dalka.
Wuxuu sheegay in afar qodob oo kale ah arrinta amniga, doorashooyinka, wadaagista kheyraadka iyo tan dib u eegista dastuurka ay asal u yihiin khilaafyada taagan.
Doorashada 2020-ka ayuu soo hadal qaaday wuxuuna shaki galiyay in doorasho cod iyo qof ah dalka ay ka qabsoonto.




From the comments