Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 22-ka bisha Octoober 2018 kulan ku yeelanaya Magaalada Muqdisho.
Ajendaha kulanka ayaa noqon-doona akhrinta labaad ee hindise sharciyeedka wax ka badalka hanti dhowrka guud ee Qaranka.
hindise sharciyeedka wax ka badalka hanti dhowrka guud ee Qaranka oo maray akhrinta 1aad, waxaana lagu balansanyahay in maanta mar kale la akhriyo.




From the comments