Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maantaoo Arbaco ah waxa ay kulan ku leeyihiin xaruntooda magaalada Muqdisho.
Ajnedaha kulanka maanta ayaa ah aqrinta Labaad ee hindise sharciyeedka mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka.
Guddoomiyaha golaha shacabka, Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa la filayaa in kulanka maanta uu shir guddoomiye.




From the comments