Dabageed Oo Shaqadii Ka Joojiyey Duqa B/weyne Iyo Mas’uuliyiin Kale
Sheeko:Dalka
Wareegto kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa shaqadii looga joojiyey duqa B/weyne Cali C/qaadir Faarax iyo mas’uuliyiin kale.
Xubnaha kale ee shaqada laga joojiyey ayaa kala ah Agaasimaha waaxda dhul bixinta dowladda Hoose iyo sidoo kale xoghayihii dowladda Hoose ee B/weyne.
Halkaan hoose ka akhriso: