Goobjoog

Dhageyso: Dowladda Oo Ka Hadashay Tanaasulka SHariif Xasan

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Cabdi Maxamed Sabriye ayaa goobjoog ka ahaa halkii uu isku casilay madaxweyne hore Shariif Xasan Sheekh Aadan wuxuuna ka jeediyay hadal kooban markii maanta uu…

Dhageyso: Dowladda Oo Ka Hadashay Tanaasulka SHariif Xasan

Wasiirka arrimaha gudaha xukuumadda federaalka Cabdi Maxamed Sabriye ayaa goobjoog ka ahaa halkii uu isku casilay madaxweyne hore Shariif Xasan Sheekh Aadan wuxuuna ka jeediyay hadal kooban markii maanta uu halkaas booqasho ku tagay wasiirka.

Mudane Sabriye ayaa tilmaamay  inuu u mahadcelinayo una hambalyeeynayo madaxweynihii hore Shariif Xasan.

“Walaalayaal annagu waxaa ku nimid, arrin u baahnayd inaan u imaanno oo aan wax ka fariisinno oo maamulka Koonfur Galbeed ka jirtay iyo arrimaha hadda uu madaxweyne Shariif ku hormaray” ayuu yiri wasiir Sabriye.

HOOS KA DHAGEYSO:

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments